Dulucda II Yooxanaa
I. Salaan 1-3
II. Ammaantii daacadnimadii hore 4
III. Waano ku saabsan khaa'innada 5-11
A. Baahida jacaylka joogtada ah iyo
addeecidda amarrada Eebbe 5-6
B. Sharaxaada khayaanada 7
C. Baahida dadaalka, garashada,
iyo jawaabta saxda ah 8-11
IV. Xiritaanka iyo rabitaanka in la kulmo dhawaan
qofka 12-13