Dulucda I Tesaloniika
I. Salaantii 1:1
II. Ducada mahadnaqidda 1:2-4
III. Bawlos adeegsigiisa Tesaloniika 1:5-2:16
A. Soo dhawaynta injiilka 1:5-10
B. Dabeecada adeegii Bawlos 2:1-16
IV. Xidhiidhkii Bawlos ee Tesaloniika 2:17-3:13
A. Bawlos rabitaankiisa soo noqoshada 2:17-18
B. Farxadda Bawlos ee ku jirta Tesaloniika 2:19-20
C. Timoteyos ergadiisa 3:1-5
D. Timoteyos warbixintiisa 3:6-7
E. Ku qanacsanaanta Bawlos 3:8-12
F. Bawlos ducada 3:11-13
V. Waanodii Bawlos ee Masiixiyiinta nool 4:1-12
A. Waano guud 4:1-2
B. Daahirnimada galmada 4:3-8
C. Jacaylka walaalaha 4:9-10
D. Kasbashada nolosha 4:11-12
VI. Tilmaanta Bawlos ee imaatinka labaad 4:13-5:11
A. Dadka 4:13-18
B. Waqtiga 5:1-3
C. Caqabadda 5:4-11
VII. Bawlos xukunkiisa kama dambaysta ah 5:12-22
VIII. Gabagabo 5:23-28